Ciidamada Haramcad oo laga soo daad gureeyay Dhuusomareeb (Sawirro)

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa maanta laga soo daad gureeyay ciidamada booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee mudooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug. Ciidamada Haramcad ayaana diyaarado saakay looga soo qaaday Dhuusomareeb, iyadoona loo soo qaaday Muqdisho kadib markii madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland shuruud uga dhigeen imaanshahooda Dhuusomareeb in … Continue reading Ciidamada Haramcad oo laga soo daad gureeyay Dhuusomareeb (Sawirro)